Madaxweynaha Jubbaland oo amar ku bixiyay in gacan bir ah lagu qabto dadka ku lugta leh …

War qoraal oo kasoo baxay xafiiska Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa looga hadlay dagaal dhiig badan ku daatay oo maalmihii lasoo dhaafay ka socday duleedka magaalada Kismaayo. Madaxweynaha maamulka Jubbaland ayaa sheegay in dagaalka ka socda duleedka magaalada Kismaayo ay hurinayaan gacmo kale, waxa uuna tilmaamay in ay jiraan dad dano guracan u … Continue reading Madaxweynaha Jubbaland oo amar ku bixiyay in gacan bir ah lagu qabto dadka ku lugta leh …